Soomaaliya kala qoqoban, Itoobiya aragti fog leh

Waxaa jira arrimo siyaasadeed oo aan lagu fahmi Karin dhacdooyinka maanta oo keliya. Xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya waa mid ka mid ah. Jiilba jiilka ka dambeeya, Itoobiya waxay ilaalisaa aragti ku salaysan danaheeda qaran iyo istraatiijiga Geeska Afrika. Hoggaamiyeyaashu way is beddelaan, laakiin danaha qaran ee muddada dheer la hiigsanayo si fudud uma beddelmaan.