Yaa hoggaamin kara mucaaradka si looga gudbo khilaafka siyaasadeed?

Siyaasadda Soomaalia maanta waxay maraysaa marxalad xasaasi ah oo u baahan hoggaan mideeya aragtiyada kala duwan ee mucaaradka isla markaana awood u leh inuu dowladda kala xaajoodo arrimaha masiiriga ah ee dalka, gaar ahaan geedi-socodka doorashooyinka iyo dhismaha heshiis siyaasadeed oo loo dhan yahay.