Deked la xiray, horumar la diiday: Reer Boosaasoow, maxaa la iska hortaagan yahay?

Bulsho kasta oo horumar gaartay waxay fahamtay in horumarku uusan ka imaan rabitaan keliya, balse uu u baahan yahay dhaqaale, wadajir iyo in qof waliba qaato masuuliyadda saaran. Maanta waxa ka taagan Dekedda Boosaaso waxay dhalinaysaa su’aal muhiim ah: Ma waxaa la diidan yahay khidmad, mise waxaa la diidan yahay horumar?