Puntland iyo Masd’uuliyadda Hoggaanka: Falanqayn ku saabsan hadalkii madaxweyne-ku-xigeenka

Madaxweyne-ku -xigeenka Puntland ayaa dhowaan sheegay hadal siyaasadeed oo dhaliyey dood iyo falanqayn badan. Wuxuu yiri: “Cid kasta oo masuul ka ah Puntland Meesha uu joogo waa in uu ka taliyaa, kana hor yimaadaa mucaaradka; haddii  uu taas awoodi waayana waa in uu isaga tagaa masuuliyadda.”